Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Ingiriiska ayaa 24 Nov.2015 ku qabatay aqalka barlamaanka Ingiriiska dhagaysi ku saabsanaa arimaha xuquuqul insaanka Ogadenya, dhagaysigaas ayaa dhulka lala dhacay xukuumada macangaga ah ee gumaysiga Itoobiya,waxayna kasoo qayb galayaashii oo isugu jiray wufuud ka kala socday wadamo badan qireen inay Itoobiya si baniadanimada ka baxsan ugu tumato xuquuqul insaanka qowmiyadaha ay sida qasabka ah ku gumaysato

 Halkan ka Daawo Qayb kamid ah Dhagaysigaas

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay