Shirkii Marxalada Geeska Afrika iyo Midnimada Somaliyeed Qudbad kamid ah oo uu jeediyay  Taariikhyahanka, kamidka ah Madaxda Ururka Aayo Soor Somaliweyn islamarkaasna ah Xubin kamida saxufiyiinta Soomaliyeed Mudane Faysal Abroone.

Faysal Abroone waxa uu ka hadlaya Halganka Soomaliyeed astaamihii uusoo maray gaar ahaan dhulka Soomaliyeed taariikhdiisi iyo goobtu ekaan jiray, Faysal waxa uu aad ugu hanbalyeeyay Ururka ONLF oo ah ururka u taagan la daggaalanka gumeysiga iyo xoreynta Ummada Soomaliyeed.

 

riyaale

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay