Waxay ONA todobaadkan usoo tabinaysaa akhristeyaasheeda qiimaha & qaayaha badan dhaanto aad u qiiro badan oo xambaarsan erayo macno & murti culus oo damiirka dhagaystaha dhalaalinaysa ciiwaankeeduna yahay * Jabhadu JWXO Weeye*. Dhaantadan ayaa waxaa qaaday Fanaanka caanka ah ee kooxda danab Mudane Bashiir Dhanaan. Daawasho Wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay