Shirkii billaha ahaa ee jaaliyada soomaalida ogadeniya ee Norway ayaa shalay ka dhacay magaalada Oslo.
shirkan oo si wayn looga soo qayb galay ayaa waxaa lagu furay aayado quraan ah iyo wacdi diini ah.

Shirkan oo in dhawan ahba la sugayay in la qabto ayaa waxaa lagu soo bandhigay arimo badan. Waxaa lagu qaadaa dhigay arimaha jaaliyada iyo hawlaha halganka . Waxaa kaloo lagu qaada dhigay doorka xubinka iyo wajibaadka saaran.

Gudoomiyaha jaaliyada ayaa wuxuu si hufan uga war bixiyay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee OGADENIYA KA DHACAY . Waxaa lagu balamay in lasii xoojiyo arimaha abaabulka iyo wacyi galinta bulshada si looga hortago qorsheyaasha Gumaysiga ee guracan.

 

ONA/Oslo

5

4

3

1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay