Warar hordhac ah oo hadda  soo gaadhay warqabadka ONA ayaa sheegaya in ardayda ka soo jeeda qoomiyada  Oromoda ee jaamacada Haramaya dhigata ay mudaharrad xogan oo dawlada Woyanaha laga soo horjeedo ay ku qabteen jaamacadaas,Ciidamada Wayaanaha ayaa rasaas ooda kaga qaaday ardaydii banaanbaxaysay,waxaana rasaastaa nool ee loo adeegsaday ardayda ku naf waayey qaar badan oo kamid ah ardaydii,halka qaar kalana dhaawacyo kala duwan soo gaadheen.

 

Mudharaadkan ayaa waxa u ka mid yahay mudaharaadyo badan oo  xogan oo magaaloyin badan oo ka tirsan Oromia ka dhacayay ilaa todobaadkii hore e la soo dhaafay.

Kala soco ONA wararka soo kordha inshallahu.

 

Mudaharaad

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay