TVga Aljaziira ayaa kasoo diyaariyay barnaamij aad u murugo badan oo muujinaya baaxada ay leedahay dar xumida iyo caafimaad la’aanta kataagan meelo kamid ah Itoobiya gaar ahaan Kililka Axmaarada.

Inbadan ayeey Itoobiya beesha caalamka ku marin habaabinaysay been aan sal & raad toona lahayn taasoo ay sheegan jirtay ineey horumar gaadhay. Hadaba wadan horumar gaadhay shacabkiisu ma sidanuu noqdaa mise Itoobiya faqriga, macaluusha iyo caafimaad darrida utaqaana horumar?.

Akhristeyaasha sharafta leh ee ONA waxaan idiin haynaa muuqaal aad u naxdin badan ood indhihiina kaga bogan kartaan baaxada ay leedahay caafimaad la’aanta & macaluusha haysata shacabka Itoobiya ee daawasho wacan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay