Sidii ay ONA idiinku balan qaaday waxaan hadda  kahellay warar dheeraad oo ku saabsan xabsigii lagubay ee ku yaalay magaalada Gonder eegobolka Axmaarada.

Wararkan ayaa sheegaya in markii xabsiga dabka la qabadsiiyay kadib, ay ciimada Woyanuhu  rasaas ku fureen maxaabiistii & shacbigii magaalada daganaa ee dabka ineey damiyaan kusoo yaacay xabsiga, halkaas ooy 30-50 qofi ay ku dhinteen dad badan oo kalana ay ku dhaawacmeen  300 ilaa 500  oo maxbuusana ay baxsadeen dabkii & rasaastiina ay wali socdaan.

Qoysaskii, qarabadii dadka laga laayay & shacbiga magaalada Gonder  ayaa arrintan argagax ku noqoay magaalada Gonderna waxaa caawa lagu soo rogay bando. hadaba waxaad hoos ka daawataan muuqaalkan ay ONA heshay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay