Ardayda & shacabka qawmiyada Oromada oo iskaashanaya ayaa waxay intiimudo ahba wadaan abaabul xoogan ooy ku abaabulayan shacab waynaha Oromiya kaasoo kadhan ah Taliska Woyaanaha.

Ardayda ayaa soo qaban qaabiyay mudaaharaadyo waa wayn ooy kaga soo horjeedaan dhibaatooyinka kala gadisan & dhul boobka ay kooxda Woyaanuhu ku hayaan shacabka Oromiya. Mudaaharaadyadan ayaa gaystay khasaare naf & maalba iskugu jiray. Sidoo kale waxaa jeelasha waa wayn ee Gumaysiga Itoobiya buux dhaafiyay kumaankum dhalinyaro ah ooy Woyaanuhu xidh xidheen.

Hoos ka daawo mid kamid ah muuqaalada mudaaharaadyada ay Ardayda Oromiya soo qaban qaabiyee oo kadhacay Jaamacada Addis Ababa.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay