Gudoomiyaha Xisbiga Federal ee Oromiya Dr. Merera Gudina, oo waraysi uu bixiyay ku sheegay ineey Itoobiya qarka u saaran tahay burbur siyaasadeed oo ku yimaada maamulka talada haya kadib dhibaatooyinka isa sootaraya ee guud ahaan wadanka kasocda.

Dr. Merara Gudana ayaa sheegay in ciidanka Woyaanaha ay si aan munaasib ahayn ula dhaqmeen kacdoonka kasocda Gobolka Oromiya eey wadaan ardayda kaasoo kusii fidaya deegaano badan oo kamid ah guud ahaan Itoobiya gaar ahaan Gobolka Oromiya.

Waraysigan uu Dr. Merera Gudina bixiyay ayaa cadayn u ah heerka ay maanta Itoobiya marayso iyo dhibaatada siyaasadeed ee soo foodsaartay. Siyaasiyiinta, Aqoon yahanka, Indheerad garadka & qaybaha kala duwan ee shacabka Itoobiya ayaa ka digaya heerka ay maanta marayso Itoobiya.

Hadaba waxaad hoos ka dhagaysataan waraysigii uu bixiyay Dr. Merera Gudina.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay