Jaaliyada Oromiya ee wadanka UK ayaa qabanaysa mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo falalka waxshinimada leh ee Taliska Woyaanaha uu kuhayo Ardayda Oromiya ee sida nabadgaliyada ah u mudaaharaadaya.

Woyaanaha ayaa doonaya ineey shacabka Oromiya kala wareegaan dhulkooda taasoo ay ugu soo gabanayaan waxay ugu yeedheen horumarin. Ardayda Oromiya oo ka dhiidhiyay waxa loogu yeedhay ” Qorshaha Balaadhinta Addis” ayaa la garaacay, la xidhay kadibna la laayay. Rabitaanka Ardayda Oromiya wuxuu lamidyahay rabitaanka shacabka Oromiya oo idil.

Kaalaya nagala qaybgala inaan codka ardayda Oromiya gaadhsiino beesha caalamka iyadoon ku hor banaan baxayno Guriga Baarlamaanka iyo Xukuumada UK hortooda si’aan u muujino taageerada aan shacabkaanaga u hayno isla markaana uga codsano beesha caalamka ineey Gumaysiga Itoobiya culays ku saaraan sidii falalkan waxshinimada leh looga hortagi lahaa.

Waxaad hoos ka helaysaan faah faahinta wakhtiga iyo goobaha uu mudaaharaadku ka dhici doono haduu ilaahay yiraahdo.

Taariikhda: 10/12/2015

Wakhtiga: 12:00 – 4:30 PM (Galabnimo).

Goobta: UK Parliament Square, London SW1P 3BD

————–

CITY: SEATTLE, WASHINGTON, U.S.A.
DATE/TIME: December 10, 2015 | 10am
VENUE: To be announced later
LINK TO FLYER – N/A

—–

CITY: FRANKFURT, GERMANY
DATE/TIME: December 10, 2015 | FROM 9am to 3pm
VENUE: Frankfurt Hauptbahnhof
LINK TO FLYER  http://gadaa.net/wp-content/uploads/2015/12/OromoSolidarityRallies2015_3.jpg

——

CITY: OSLO, NORWAY
DATE/TIME: December 10, 2015 | FROM 10am to 2pm
VENUE: Oslo Central Station
LINK TO FLYER  http://gadaa.net/wp-content/uploads/2015/12/OromoSolidarityRallies2015_11.jpg

——

CITY: LONDON, UNITED KINGDOM
DATE/TIME: December 10, 2015 | FROM 12pm to 4:30pm
VENUE: UK Parliament Square (SW1P 3BD)
LINK TO FLYER  http://gadaa.net/wp-content/uploads/2015/12/OromoSolidarityRallies2015_2.jpg

——

CITY: ST. PAUL, MINNESOTA, U.S.A.
DATE/TIME: December 10, 2015 | FROM 12pm
VENUE: Minnesota State Capitol Building
LINK TO FLYER  http://gadaa.net/wp-content/uploads/2015/12/OromoSolidarityRallies2015_4.jpg

—–

Friday, December 11
Switzerland, Geneva: All out Day of Rage @ UN, Genev

 

OC-UK MC

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay