Abwaanka dhabta ah ee taariikhda ay xusto waa midka ku cabira dareenka iyo shucuurta umadiisa hibada uu ilaahay siiyay. Haasa ahaatee haduu hibaadaa u Ilaahay siiyay u adeegsado inuu umadda ku dhibo ku kala qaybiyo ama ugu adeego cadawga umadiisa ma yeesho taariikh.

Abwaankan da’da yar eed ka daawan doontaan filim-kan wuxuu ereyo kooban ku cabirayaa dareenka uu u hayo halganka shacabka Soomaliyeed ee Ogadenya qofkasta oo Somali ah oo ka fiyow qabiil iyo u adeega cadawga umadda Somaliyeed.

ONA.

 
 

1 Comment

  1. khayreone says:

    Maasha Allah, halganka looma kala harin. Abwaanku aad ayuu umahadsanyahay. Free Ogaden.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay