Ogaysiis Muhiim Ah: Shirwaynihii Jaaliyaadka S.Ogadenya ee Waqooyiga America oo Minneapolis Kadhici Doona .
Waxaa dhamaan Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Qaarada Waqooyiga America lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan Shirwaynihii Jaaliyaadka ee sanadlaha ahaa oo ka dhici doono haduu ilaahay yiraahdo magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
Faaf faahin kusaabsan shirwaynaha waxaad ka heli kartaan xayeeysiiskan hoose. Kasoo qaybgal wanaagsan.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.