shirweynaha xagardheerWaxaa la ogeysiinaya Culumada Somalida Ogaden innuu qabsoomi doono Haduu Allaah Idmo Shirweynihii Culumaa’u-diinka Ogaden oo ka furmi doona Xagardheer 24 December 2015, Kulankan oo socon doona 3 maalmood waxa uu soo xidhmi doona 26 December 2015.

Waxaa hadaba la ogeysiinaya in Shirweynahan lagasoo qeyb galo iyada oo waxii faah faahina lagala Xidhiidhi Doono Sheekh Maxamed Irshaad. Tel: 00254710727270. Hoos ka fiirso iclaanka Shirkan.

shirweynaha xagardheer

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay