War goor dhawayd ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in Gobolka Koonfurta Itoobiya (Shucuubta Koonfureed) ay maanta mudaaharaad balaadhan ooy ku taageerayaan kacdoonkii Itoobiya ka socday ay iskugu soo bexeen Gobolka Goma Gofa.

Shacabka cadhaysan sida naxariis darrida ah ee maxaysatada Woyaanuhu ula dhaqmayaan shacabka sida nabad galiyada iskugu soo baxay ayaa dareenkooda ku muujiyay mudaaharaad balaadhan oo gobalka Goma Gofa.

Daawasho Wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay