Waxaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalo madaxda London lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan banaanbax balaadhan ooy si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Jaaliyadaha Qawmiyadaha kasoo horjeeda Gumaysiga Itoobiya Sida Jaaliyada Somalida Ogadenya, Oromiya, Gambella, Sidamo, Beninshagul iyo Amhara.

Waxaad faah faahinta wakhtiga & goobta uu mudaaharaadkan ka dhici doono ka heli kartaan ogaysiiskan hoose ee kasoo qaybgal wanaagsan.

For More information: All the members of Ogaden Community in UK please contact: Mustafa Ibrahim- 07535601005

IMG_0493

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay