Riwaadii xiisaha laheyd ee murtida iyo majaajilada ay ku dhaaneyd ayaa ku sii jeeda Colorado iyo San Diego. Waxaa 8da October lagu daawan doonaa riwaaydda magaalada Colorado, 15kana waxaa lagu daawan doona San Diego.

Hobolada Ururka Dhalinyarada OYSU-MN waxay idiin ballan qaadayaan caweysin wacan oo idin dareesiiya halganka uu ku jiro shacabka Ogadenya ee yaan lagaaga sheekayn.

ONA.

Wacdarihii ka dhacay Minneapolis 16kii July ka daawo halkan

 
 

1 Comment

  1. KhayreOne says:

    This is very moving play, and I would like to congratulate members of OYSU Minnesota chapter and Ayaanle Ahmed Aar, who has put his talent to action.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay