Shirwaynihii Jaaliyaadka Waqooyiga America ayaa Ka dhicidoona gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka. Shirkan oo ah mid ay isugu yimaadaan in kabadan 16 jaaliyadood, ayaa Ka dhicidoona hall Ka wayn ee shirar Ka ee xafiiska jaaliyada Somalida Ogadenia ee magaalada Minneapolis.
Shirka ayaa socon doona mudo 3 maalmood ah 25-27 ee Bishan December 2015. Sharka ayaa ah mid ku soo aaday xili uu kacdoon ba’an iyo rabshado ay ka socdaan wadanka itoobiya.

Wararkaanaga dambe yaan idiinku soo gudbinaynaa warbixinada shirkan haduu ilaahay yiraahdo ee hamoogaanina ONA.

ONA/Minnesota

O G

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay