Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 24-12-2015 ka dhacay Gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka banaanbax balaadhan ooy soo abaabushay Jaaliyada Oromiya ee ku dhaqan bogolkaas.

Mudaaharaadkan oo lagaga soo horjeeday xasuuqa uu Woyaanuhu ku hayo shacabka Oromiya ee sida nabadgaliyada ah mudaaharaadka iskugu soo baxay. Shacabkii banaanbaxan kasoo qaybgalay oo watay boodhadh ay ku qorraayeen hal-kudhag ka dhan ah Gumaysiga Itoobiya isla markaana lagu taageerayo kacdoonka shacabka Oromiya.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay