Hogaanka Warfaafinta JWXO ayaa Siminaar Saxaafadeed ku qabtay caasimada dalka Sweden ee Stockholm,halkaas oo ay kasoo qayb galeen howl-wadeenka  warfaafinta jwxo iyo xubno cusub oo kusoo biiray warbaahinta JWXO.

Xubnaha ka faaiidaysanaya Tababarkan ayaa sameeyey tijaabooyinkii ugu horeeyey ee ay ku bandhigayaan casharadii ay ka barteen siminaarka,cashiradan ayaa isugu jira kuwo qaabka loo qaado waraysiyada,qaabka loo tabiyo wararka iyo barnaamijyada iyo qaabka loo jarjaro video yada iyo codadkaba.

HALKAN KA DAAWO TIJABOYINKA SADEXDA KOOXOOD

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay