shrkii J O Q W A (1)

Waxaa malintii 2aad hada bilowday shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada Waqoyiga America. Shirkan oo daqiiqado kahor bilowday ayaa hada si habsami ah u socda. Waxaa madasha xadir ku aha dhaman ergoyinkii kayimid jaliyadaha Ogadenya ee qarada waqoyiga America iyo xubnahii Jaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota.

shrkii J O Q W A (3)

Shirka ayaa sida cadiga ah waxaa lagu bilabay kalimad wacdi ah oo u soo Jediyay gudomiyaha dalada culumada ree Ogadenya ee wadanka maraykanka sheik Abdullahi Abdi.

shrkii J O Q W A (2)

Dhanka kale masuliyinta golaha dhexe ee JWXO ayaa waxaa ay si talantaali aha u see jedinayaan qarshayaal tababar aqon korodhsi ah oo loogu talagay in sare loogu qaado aqonta xubnaha u heelan howlaha halganak.

shrkii J O Q W A (4)

Shirku si habsami ah ayu u socdaa wixii kasoo baxana sacadaha soo socda yaan idinla  wadaagi doona.

 

shrkii J O Q W A (5)

ONA,

MN.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay