JO QW America (1)

Maanta oo ahayd malintii 2 aad ee shirwaynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee qaarada W/America ayaa ahayd maalin aad u xiisa badan. Waxaa maanta shirka lagu soo bandhigay qorsha shaqeed kii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ay ku howlgali lahayen sanadka 2016.

Dhanka kale waxaa barbar socday shirwaynaha tababar aqoon kororsi ah ooy soo bandhigeen xubnaha Golaha Dhexe JWXO, kuwaasoo ka hawlgala qaarada W/America.

JO QW America (2)

Cashiradii tababarka ahaa ee labixiyay oo aad u muhiimsanaa ayaa waxaa xusid mudan in xubnaha sifiican looga haqabtiray fahanka xeerka ururka iyo abuurista xubna kadir ah oo taya leh.

JO QW America (3)

Aqoon korosiga kadib waxaa laguda galay qaybtii 2 aad ee shirka oo ahayd qodob doodeedyo ay masuuliyiinta iyo xubnuhu si wadajir ah uga doodayeen arimo muhiim u ah halganka Somalida Ogadenya islamar ahaantaana lagu soo bandhigay xalka qodob doodeedyada.

JO QW America (5)

Shirka ayaa malintii 2 baad si quruxbadan kusooo dhamaday. Barito oo ah malintii 3 aad ee shirka ayaa waxaa loo balansantahay shirwynihii jaaliyada. Shirka bari waxaa uu u fasaxanyahay dhamaanba qaybaha bulshada ee kaladuwan islamaahanatana  jecel halganka Ogadneya kumana koobna xubnaha ururka oo kaliye.

Sida uu shirku bari ubilowdo am usoo dhamado diban idinka soo tabin doona Insha Allah.

JO QW America (6)

JO QW America (8)

JO QW America (9)

JO QW America (10)

ONA/MN

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay