Kumanaan kunool Waqooyiga England ayaa guryahooda kaqaxay kadib markii ay fataheen qaar kamid ah wabiyada mara waqooyiga wadanka Ingiriiska.

Daadka ayaa yimid kadib markii ay wabiyada Irwell iyo Ribble ay qarka soo jabsadeen, magaalooyinka uu daadka saameeyay ayaa waxaa kamid ah magaalada Manchester iyo Waliba magaalada York oo guryahooda laga saaray kumanaan dadkii ku noolaa magaaladaasi.

Sidoo kale dadka kunool nawaaxiga wabiga Foss ayaa loo sheegay ineey u diyaar garoobaan ineey goobahaasi isaga baxaan hadii wabigaasi fataho sida laga cabsi qabo.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay