Waxaa daqiiqado ka hor holka shirarka ee gobolka Minnesota dib uga bilowday shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee qarada Waqoyiga America. Shirka oo malintii 3 aad galay ayaa u furan bulshada qaybaheeda kala duwan. Shirka ayaa hada si habsami ah u socda. Dib ayaanu idinkaga soo tabin doona sida uu shirku kusoo dhamado.

10399313_10208470162501661_3292534576903055525_n[1]

1909888_10208470164701716_215270670377013596_n[1]

535184_10208470164141702_5748112136212294049_n[1]

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay