Minnesota- Axad 27 December 2015- Waxaa manta soo gabagabobay shir waynihii  jaliyadaha Ogadenya ee qarada waqoyiga America uga socday gobolka Minnesota. Shirkan oo ahaa mid aad looga faiday ayaa waxaa manta uu ahaa mid tarikhi ah. Shirka waxaa manta ka soo qaybgalay ururada bulshada qaybaheeda kaladuwan, sida: Siyasinta, aqonyahaminta, culuma awdinka, Hooyoyinka, Dhalinyarada  cuqasha. Dhanka kale waxaa manta shirka soo xadiray walallaha jamhuriyada Somaliyeed iyo mamulka jaliyada Oromia ee gobolka Minnesota.

535184_10208470164141702_5748112136212294049_n[1]

Masuliyinta JWXO ayaa waxay ay madasha kasoo jediyay khudbado dhaxal gal ah ayaga oo kaga waaramay xaalada ogadenya iyo xalada kala yaca ah ee u gumaysigu galay.

1909888_10208470164701716_215270670377013596_n[1]

Odayada, Hoyoyinka iyo dhalinyarada Somalida Ogadenya aya ayaguna wacdaro ka mujiyay madasha. Waxay ku gubabiyeen xubnuhu inay laban labaan dadalkooda halganka si aya halgankooda u xojiyan.

10399313_10208470162501661_3292534576903055525_n[1]

Waxaa xusid mudan gabadh ka mid ah masuliyinta Oromiya oo ayagu shirka marti ku ahaa oo soo bandhigatay khubad dhiiga kicisay oo soo jiidatay dhamanba qulubta kasoo qayb galayashii shirka. Waxa ay halgantadu kawarantay xaalada cakiran ee ay bulshada Oromiya wajahday iyo sida gesinimada leh ee ay ardayda Oromia uga dagalameen gabod faladii ay TPLF u gaysteen.

Shirkii J O N America (1)

Isku soo wada duboo 3 dii cisho ee uu shirku socday ayaa ahay mid lagu soo bandhigay xogo muhima, tababaro aqon korodhsi ah iyo dodo aqon is waydarsi xubnaha iyo masuliyinta JWXO dhexmaray.

Shirkii J O N America (4)

OYSU waxda fanka iyo suqanta ayaa si heersara ah usoo bandhigay sugaan kala duwan oo qira galisay kasoo qaybgalayaashii shirka.

Shirkii J O N America (6)

Shirkan 3 cisho socday ayaa si guul ah kub soo dhamaday waxaayna xubnihii jaliyada Ogadneya aad uga maqsudeen sidii shirku uu u dhacay.

Shirkii J O N America (7)

Shirkii J O N America (10)

Shirkii J O N America (11)

1914024_10208471803542686_4170268602822988387_n[1]

1914075_10208471806142751_7531134839438149077_n[1]

1934238_10208471805702740_6880281323880159666_n[1]

10568785_10208471806702765_9052430556458720285_n[1]

ONA,

MN.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay