Tan iyo intii uu kacdoonka Oromiya ka bilawday dhamaadkii bishii November, waxaa meelo kala duwan oo dunida dacaladeeda ah ka socday banaanbaxyo lagu taageerayo kacdoonka shacabka oromiya ee sida nabadgaliyada ah ku biloowday.

Banaanbaxyadan ayaa waxaa si wadajir ah uga qaybqaatay Jaaliyaadka Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan dunida dacalladeeda.

Hadaba waxaan u haynaa macaamiisha sharafta badan e ku taxan ONA muuqaal kooban oo lagaga hadlayo sida shacabka Oromiya dal & dibadba uga dhiidhiyay cadaadiska Woyaanaha ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay