Seminarkii Ururka OYSU ee Qaarada Europe oo Guul Kusoo Gabogaboobay +Sawiro.
Waxaa maanta lagu soo gabogabeeyay Seminaar ay qabteen ururka Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya (OYSU) oo lagu qabtay magaalo madaxda wadanka Sweden ee Stockholm.
Ujeedada Semniarkan loo qabtay ayaa ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga iyo garaadka siyaasadeed ee xubnaha OYSU ee qaarada Europe. Waxaa Simanaarkan ka hadlay oo iyaga laftoodu qaybo kala duwan kulahaa Mudane Axmed Yasin, Mudane Riyaale Xaamud Mudane, Mudane Cabdinasir Maxamed & Mudane Cabdiqadir Xasan Sheekh.
Waxa kaloo ka hadlay Abwaan Maxamuud Jaango oo gabayo & heeso wadani ah ka soo jeediyay munaasabada.Waxaa si cilmiyaysan looga dooday workshops lagaga hadlayo si guud ahaan sidii halganka ay JWXO hormuudka ka tahay loo horumarin lahaa gaar ahaan sidii kor loogu qaadi lahaa wax qabadka ururka OYSU:
Kala soco ONA faah faahinta kasoo korodha Siminaarkan inshaallaah.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.