Gudoomiye Kuxigeenka ururka ONLF Dr. Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa Ilays TV uga waramay kacdoonka shacbiga ah ee ka bilowday Itoobiya, wuxuuna Gudoomiye kuxigeenku ifiyey khataro badan oo kusoo wajahan Gumaysiga Itoobiya.

Sidoo kale Dr. Maxamed Ismaaciil ayaa shacabka Ogadenya ugu baaqay ineey u diyaar garoobaan isbadal balaadhan oo kusoo fool leh Itoobiya si looga faa’iidaysto burburka bilowday.

              HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay