Dhalinyaro kasoo jeeda Qawmiyada Oromiya ayaa ku hor mudaaharaaday Safaarada uu Gumaysigu ku leeyahay caasimada wadanka Maraykanka ee Washington DC.

Dhalinyarada banaanbaxan soo qaban qaabisay oo ku dhawaaqaysay magacyada Ardaydii uu Gumaysigu ku xasuuqay Oromiya ayaa waxay xidheen Safaarada Gumaysiga sida muuqaalkan hoose ka muuqata.

Waxaa kaloo ay wateen boodhadh ay ku qoraayeen hal ku dhagyo ka dhan ah taliska Gumaysiga. Hadaba daawasho wacan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay