Magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden waxaa lagu soo gaba gabeeyay simanaar muda 2 cisha ah uga socday Ururka OYSU ee heer qaradeed, simanaarkan oo diirada lagu saarayay sidii kor loogu qaadi lahaa tayada iyo waxqabadka ururka gaar ahaan dhanka Hogaaminta ayaa  waxaa uu kusoo dhamaaday Guul, hawl wadeenka ururka OYSU ayaa isku afgartay in lajoogteeyo simanarada iyo wacyi galinta dhanka ururada bulshada iyadoo sigaara diraada loo saari doono da,ayarta

sidookale waxaa Simanaarka lagusoo afmeerayay xaflad lagu maamusyay habeenka  hida iyo dhaqanka Ururka OYSU ee Sweden  taas oo siwayn usoo jiidatay dhamaanba kasoo qayb galayaashi madasha fadhayay siwayna ay uga heleen, bilawgii furitaanka ayaa waxaa kahadlay masuuliyiin katirsan jabhada wadaniga Xoraynta Ogadeniya oo uu kamid ahaa Hogaanka Arimaha Bulshada iyo daryeelka Mudane Axmed  Yaasin

Jaaliyada wadanka Sweden ayaa marti galisay simanaaro isdaba jooga oo ay  qabteen Hogaanka Warfaafinta iyo Ururka OYSU

Sikastaba ha ahaatee Jabhada ONLF ayaa sare uqaday wacyi galinta iyo gulamada looqabanayo bulshada Somalida Ogadeniya ee Qurba joogta ah

ONA/Stockholm

01 04 05  06 07 1 9 (2) 10 9 (1) 5 339 (1)3060401

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay