Kacdoonkii Oromiya ka socday ayaa maalimba maalinta ka dambaysa waji cusub yeelanaya. Ciidanka Woyaanaha ee ku caanbaxay xasuuqa & gumaadka shucuubta Gumaysiga kuhoos dulman ayaa si xun oo arxan darri iyo waxshinimo leh ula dhaqmay ardayda Oromiya ee wax kabaratay Jaamacada Ambo.

Hadaba daawasho wacan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay