Waxaa maanta ka dhacay magaalada London ee cariga Ingiriiska Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo Gumaysiga Itoobiya. Mudaaharaadkan ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Jaaliyaadka Itoobiya ee ku dhaqan wadanka UK.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan muuqaalo kusaabsan Mudaaharaadkii Maanta London ka dhacay ee daawasho wacan.

 

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay