Mudaharaad xoogan oo gumaysiga Itoobiya lagaga soo horjeedo  ayaa  ka dhacay  Magaalada Seattle Washington, waxaa wacdaro ka muujiyay qaybaha kala duwan ee Jaaliyaddaha Soomaalida Ogaadeenya oo isku duuban waxaa sidoo kale kaalin muuqata ka qaatay ururka Dhalinyarada iyo Aradayda Somalida Ogadeniya ee OYSU.

Mudaaharaadkan ayaa wuxuu kamid yahay mudaaharaadyo badan oo ka dhacay dunida oo dhan khaasatan wadamada reer Galbeedka kuwaasoo lagaga soo horjeedo nidaamka Gumaysiga ah ee xukuumada Woyaanaha si kastaba ha ahaatee waxaad isha ku haysaan ONA si’aad ula socotaan wararka Dambe ee kayimaada Mudaaharaadkan Seattle Washington.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay