Waxaa caasimada wadanka Ingiriiska ee London lagu qabtay mudaaharaad balaadhan ooy kasoo qaybgaleen dhamaan shucuubta kuhoos dulman Gumaysiga Itoobiya. Mudaaharaadkan ayaa lagaga soo horjeeday xasuuqa iyo dhibaatooyinka uu Gumaysigu ku hayo shacabka Oromiya.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan waraysi uu Oromo Media Network uu layeeshay Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Dibada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO). Dr. Cabdiraxman Sheekh Mahdi (Maadeey).

https://www.oromiamedia.org/2015/12/30/hiriira-addaa-hawaasa-oromoo-fi-sabaaf-sablammoota-itoophiyaanmagaalaa-londoniitti-taasifame/

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay