Siduu kusoo waramayo Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ujooga Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO), yaa sheegaya dagaalo lagu naafeeyay ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Warkan ayaa tibaaxaya in markay taariikhdu ahayd 25/12/2015 deegaanka lagu magacaabo Dhagaxle oo Dagmada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan katirsan jidgooyo ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia (CWXO) ka xidheen waxay ku holciyeen oo lagu gubay hal baabuur oo nooca ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay adeegsadaan majirto wax kabaxay gaadhigaas lagubay iyo wixii saaraa oo idil.

CWXO ayaa dagaalo culus oo lagu naafeeyay cadawga kawada guud ahaan wadanka Ogadenya. Dagaaladan oo inta badan ay khasaare laxaad leh kasoo gaadho Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Kala soco ONA wixii kasoo kordha dagaalada maalinlaha ah ee CWXO ay kula jiraan kuwa Woyaanaha.

 

ONA/Ogadenya

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay