Maamulka Caasimada Belguim ee Brussels ayaa sheegay in la joojiyey xafladihii habeenka sanadka cusub (Xalay) ka dhici lahaa fagaarayaasha waaweyn ee magaaladaasi. Arrintan ayaa la xaxidhiidha cabsi laga qabo weeraro argagaxiso oo dalkaasi ka dhaca.
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay