Ogaden News Agency (ONA)

Arji ku socda Aqalka Cad –White House- iyo habkaad u buuxin lahayd

Waxaa horyaala jaaliyadaha Arji ku socda Aqalka Cadee laga xukumo Dawladda Mareykanka ” Petition to White House “. arjiga wuxuu ku saabsan yahay sida ay dawladda Itobiya ugu adeegsato mucaawanada la siiyo inay ku gumaado shacabka Ogadenya. Arjigan waxaad ka gali kartaa halkan hoose ood riixdo ka dibna aad raacdo tilmaamaha hoosta ku qoran.

Riix kobtan

1) Samayso xisaab cusub (Create an Account).
2) Ku buuxi magacaada (First name + last name).
3) Gali e-mailkaada caadiga ah (E-mail Address).
4) Waxaad galisaa astaanta magaalada aad dagan tahay (Zip Code) eg. 55479.
5) Gali xarfaha hoos kaaga soo muuqanaya sida ay umuuqdaanna ugali.
6) Is diiwaan gali (Register).

Intaas oo idil kadib waxaad furtaa e-mailkaadii caadiga ahaa eed kor kuxustay waxaad helaysaa e-mail cusub ooy kuusoo direen, sitaxadar leh u,akhri, koobigaree mareegta dheer ee kujirta e-mailkaada (Copy the link), kadib kusoo laabo boga Aqalka cad oo xaga sare gali (Paste the copied link), marlabaad kusoo laabo e-mailkaadii oo koobigaree (The new Password) ka aykusiiyeen waxadna qortaa e-mailkaada markale kadibna gali (Past the copied Password) kii aan koobigiisa wadatay, kadibna sixiix (Sign in).

Faysal/ONA

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=4902

Posted by on Oct 3 2011. Filed under Ogeysiis/Xayeysiis. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 8,240
  • Last 7 days: 58,578
  • Last 30 days: 245,850
  • Online now: 17
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com