Daawo mudaharaad balaadhan oo kadhacay dalka jarmalka gaar ahaan magaalada München mudaharaadkaa soo ay kawada qaybqaateen 2da jaaliyadood ee kala ah Soomaalida Ogaadeenya iyo Oromo, kaasoo looga soo horjeedo cadaadiska kadhanka ah 2da umadood ee ay kuhayso jabhada TPLF dhabaatooyinka aan kala joogsiga lahayn.

 image image
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay