Waxaan shaki ku jirin in dib u milicsiga sooyaalka taariikhdu ay qiimo gaar ah u leedahay guud ahaan geedi socodka nolosha banii’aadamka.

Hadaba waxaan u haynaa macaamiisha sharafta badan ee ku taxan ONA muuqaal xusuus gaar ah xambaarsan oo kusaabsan xorayntii wadanka Ogadenya gaar ahaan magaalada Jigjiga oo ahmiyad gaar ah ugu fadhiday geesiyaashii ku guulaystay inay gumaysiga ka xoreeyaan bishii September 1977.

Daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay