OYSU

Dhamaan dhalinta Soomaaliyeed gaar ahaan tan Soomaalida Ogaadeeniya khaasatan Dhalinta OYSU-SA waxaa lagu wargalinyaa in la gaadhay xiligii uu dhici lahaa shirwaynihii 6aad ee ururka OYSU-SA kaas oo ka dhici doona magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafada Mayfair ee Soomaalidu dagan tahay

shirkan oo socondoona inshaa allah laba maalmood waxaa kasoo qaybgalaya masuuliyiinta ururka, xunbnaha ururka, masuuliyiin kasocota Jaaliyaadka iyo hay,adaha Soomaaliyeed sidoo kale waxaa kasoo qaybgalaya Hay,ado caalami ah iyo kuwo maxali ah waxaan meesha ka maqnayn siyaasiyiin ajanabi ah iyo wax garadka Soomaaliyeed

shirkan oo ah mid caalami ah waxaa siwayn usoo qaban qaabiyay hawl wadeenka Ururka OYSU-SA

shirka maalinta hore waxaa kasoo qaybgalaya dhamaan Ajaanibta iyo bulshada Soomaaliyeed sidoo kale maalinta xigta qaybta hore waxaa shirka iskaleh ururka OYSU-SA balse qaybtiisa danbe waxaa kujirta madadaalo iyo ciyaaro kuwaas oo albaabada loo furi doono dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada xiisaysa dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed ee soojireenka ah

Address: Mayfair Cultural Hall

177 9th Avenue Mayfair Johannesburg

Date: 29 January 2016

time: 02:00 Pm To 05:00 Pm 

Date: 30 January 2016 

Time: 08:00 Am To 10:00 Pm 

Contact:

Mr Ahbab. +27-730 850 011

Mr M Kafi +27-718 377 872

Mr Omar +27-710 080 871

hamoogaan shirka OYSU-SA

ONA

K/AFIKA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay