Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa kulan ay iskugu imaadeen aad uga dooday dhibaatooyinka ka dhanka ah xuquqda banii’aadamka ee kooxda Woyaanuhu ay ku hayaan shucuubta ku hoos dulman taliska Woyaanaha.

Doodan oo wakhti badan qaadatay ayay xildhibaanada Yurub ku lafo gureen sidii dhibaatooyinkaas loo jooxin lahaa. Xubnaha qaarkood ayaa soo jeedinaya in laga joojiyo Itoobiya deeqdii banii’aadminimo ee Yurub ay siiso Itoobiya. Waxaa kaloo jira xubno ku tilmaamay Itoobiya inay tahay wadanka aduunka ugu tacadiyada badan xuquuqda aadamaha.

Hadaba doodii Baarlamaanka Midawga Yurub hoos ka daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay