Waxaan idiin haynaa muuqaal hor leh oo kamid ah Jabhadaha hubaysan ee dagaalka kula jira Ciidanka Woyaanaha oo dhuula tus samaynaysa. Waxaa meelo kala duwan oo kamid ah Itoobiga Halgan hubaysan kawada Jabhadaha Gobanimodoonka ah ee kasoo horjeeda taliska Woyaanaha.

Hadaba daawasho wanaagsan muuqaalkan xiisaha badan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay