Waxaa intii mudo ahba sii kordhaya qaylo dhaanka kasoo yeedhaya abaarta iyo macaluusha isbiirsaday ee ka jirta Itoobiya. Beesha Caalamka gaar ahaan wadamada deeqda bixiya iyo Hay’adaha Samafalka ayaa ka dayrinaya xaalada ay ku sugan yihiin in kabadan 18 Milyan oo Itoobiyaan ah kuwaasoo ay abaaruhu baro kiciyeen.

hadaba nala daawada warbixintan hoose oo muuqaal dhab ah naga siinaysa sida ay beesha caalamku uga walaacsan tahay abaaraha Itoobiya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay