Waxaa dhibaatada Oromiya kajirta kawaramaya goob-joogeyaal Maraykan ah oo kabixinaya muuqaal kusaabsan xaalada dhabta ah ee kajirta guud ahaan deegaanka Oromiya.

Goobjoogeyaashan ayaa dul joogsanaya wixii ay indhohooda kusoo arkeen iyo dareenkooda ku aadan qaabka uu Gumaysigu ula dhaqmay ardayda Oromiya ee sida nabadgaliyada ah banaanbaxa iskugu soo baxay.

Hadaba nala daawada muuqaalkan hoose oon aad ugu rajo waynahay inaad wax badan ka faa’iidaysan doontaan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay