12596094_1031162973610234_567634439_n

jaaliyadaha soomaalida Ogaadeeniya iyo Oromiya  ee Gobolka Queensland Wadanka Australia ayaa mudaharaad Balaadhan si wada jir ah ugu qabtay magaalada madaxda Gobolkaas ee Brisbane isla markaana ay kagasoo horjeedeen xukuumada Gumaysiga itoobiya iyo tacadiya baahsan ee ay ku hayso dadyawga iyo shucuubta dulman ee gumaysiga Wayaanaha ku hoos jira.

Mudaharaad kan ayaa ahaa mid ay si heer sare ah usoo agaasimeen labada jaaliyadoodba si wayna looga dareemay magaalada Brisbane iyadoo ay kamid ahayd meelihii lagu qabtay mudaharaadka afaafka hore ee xarunta Baarlamaanka Queensland.

waxaan amaan iyo bogaadin qaaliya Mudan dhamaan jaaliyadaha markasta ku dhiiran fishilinta cadawga itoobiya gaar ahaa jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Brisbane uu hor kacayay Gudoomiye cabdi kooreeye iyo xubnaha kale ee sharafta leh

12625861_1031162996943565_1337030750_n12626051_1031162986943566_1314251974_n

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay