Magaalada Nairobi Xarunta dalka Kenya  waxaa galabta lagu qabtay shir si heersara ah loo soo abaabulay  kaasi oo ay kasoo qayb galeed dad aa utirabadan.

Kulankan oo ahaa kulan ay kukala  war qaadannayeen Hay’ada kala duwan oo kamid ah Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenia(ONLF) ee ka howl gala bariga africa.

Shirkan ayaa waxaa kamid ahaa Hay’adihii ka soo qeybgalay  Masuuliyiin Sarsare oo kamid ah Hogaaminta  Xoreynta Ogadenia, Ururka  Culumada Ogadenia ,OYSU,UHO ,Maamulka  Dalada Bariga iyo Xubna badan oo kamid ah Faraca Faafan oo nasiib u helay in Shirka lagu qabto Goobta ay ka Howlgalaan.


DSC04551
DSC04553 DSC04563 DSC04565 DSC04571 DSC04573 DSC04579 DSC04583 DSC04585 DSC04587 DSC04588 DSC04589 DSC04593 DSC04596 DSC04599 DSC04601 DSC04606 DSC04608 DSC04612

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay