Kooxda Danab ee Xidigaha Bariga Africa ayaa caan ku ah Dhaantooyinkan wadiga ah ee macnaha iyo murtida badan xambaarsan. Waxaan idiin haynaa mid kamid ah dhaantooyinkii ugu qiirada badnaa ay kooxdu qaaday.

Dhaantadan ayaa waxaa kuwada luuqaynayaa labada fanaan ee kala ah. Ayaan Halgan & Cabdinuur gaafoote. ee daawasho wacan.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay