Waxaa wadanka Koonfur Afrika kadhacay Shirwaynihii 6 aad ee Ururka OYSU
Shirkan oo sadex qaybood ahaa waxaa maanta Salaadii Jumce kadib dhacay shir ay kasoo qayb galeen Hay,ado, Jaaliyado, Siyaasiin, Arday iyo wax garadka Soomaaliyeed
Waxaa shirkan Qudbado ka jeediyay Uruka Dhalinyara OYSU, Ururka Haweenka UHO, Jaaliyada JOKA, Jaaliyada Oromia, Jaaliyado Kale iyo Siyaasiin
Waxaana kasoo qaybgalay Saxaafada Maqal, Muuqaal iyo Qoraalba
Shirkan oo Kubaxayay Luuqada English ka ayaa ahaa mid si heersare ah loosoo agaasimay
Waxaana laga daaray Filimaan muujinaya Dacatiga iyo dhibaatada Gumaysiga Arxan laawaha ah ugaysto dadka dulman ee Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya

image image image image image image image image image image image image image image image

ONA

OYSU-SA Johannesburg

By Faseex Shariif

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay