Suugaan Halgameedku wa qayb kamid ah Halgankan muqadaska ah ee shacabka Somalida Ogadenya uu xuquuqdiisa aayo katashiga ku raadsanayo.

Hadaba waxaad hoos ka daawadaan hees Wadani ah oo aad u qiimo badan ooy kuwada luuqaynayaan Abwaan Maxamuud Jangoo iyo Shukri Ilays ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay