Waxaa goor dhawayd ka furmay caasimada wadanka Norway ee Oslo shir balaadhan oo Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Norway ay soo qabanqaabisay.

Shirkan oo arimo badan lagaga wada arinsan doono ayaa waxaa marti sharaf u ah oo kasoo qaybgalay Lataliyaha Gudoomiyaha Jabhada Wadanida Xoraynta Ogadenya (JWXO), General Cabdulahi Mukhtar.

Faah faahinta shirkan iyo wixii kasoo kordha waxaan idiinku soo gudbin doonaa wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo.

ONA/Oslo

9

3

2

8

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay