Gumaysatada Itoobiya ayaa weligeed ku hamin jirtay inay mar la wareegto gacan ku haynta dhul weynaha jamhuuriyada Soomaaliya ee kheyradku ceegaago,iyadoo mar kasta ku andacoon jirtay inay Soomaaliya tahay qayb kamid ah Itoobiya.

Suleekha Cabdullahi oo ah gabadh Soomaaliyeed oo wadaniyad ah ayaa sheeko gaaban oo dhex martay iyada iyo nin Ittoobiyaan ah ku qeexaysa damaca gumaysi ee waalan ee ay Ittoobiyaan ku meel ay joogaanba ku taamayan inay la wareegaan dhul weynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyagoo markii horaba sii haystay Ogadenya oo ah dhul Soomaaliyeed.

               HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay